Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Putin oo sheegay in la furay dagaal ka dhan ah Ruushka

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa asagoo ka hadlayey xuska sannad guurada markii laga adkaadey Naziyiinta Jarmalka xiligii Dagaalkii Labaad ee Adduunka sheegay in dunida ay mareyso xaalad isbeddel weyn ah, lana furay dagaal dhab ah oo ka dhan ah Ruushka, sida uu hadalka u dhigay.

Warbixin ay VOA qortay, waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Putin oo sheegay in la furay dagaal ka dhan ah Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:26 0:00

XS
SM
MD
LG