Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay tartan ka dhacay Switzerland


Orodyahan Abdisalan
Orodyahan Abdisalan

Orod yahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdisalaan Cali oo ku nool dalka Switzerland ayaa shalay ku guulaystay tartanta 10,000 KM ee dalkaasi ee loo yaqaano Swiss U20.

Cabdisalaan Cali oo kaalinta 1-aad ka galay tartankaasi orodka ee ka dhacay gobolka Freiburg ee Switzerland ayaa khadka taleefanka ugu warramay weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ugu horayna waxaa uu ka hadlayaa dareenkiisa.

Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay tartan orod ah oo lagu qabtay Switzerland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00

XS
SM
MD
LG