Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga ONLF oo qaaddacay shirweynaha Jigjiga


Ethiopia - ONLF, Statement

Ururka ONLF ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray ka qeyb galka shirweyne wadatashi oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana ay sheegeen inaysan shirkaas ka qeyb gali doonin ilaa inta laga saxayo geeddi-socodka shirweynaha, sida hadalka loo dhigay.

Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

ONLF oo qaadacday shir weynaha Jigjiga.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG