Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Olole ka dhan ah Cancer-ka oo laga billaabay dowlad degaanka


Dowlad degaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa billaabay olole caafimaad oo wax lagaga qabanayo xanuunka Cancer-ka ee ku dhaca haweenka. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegaya inay ku talo jiraan inay tallaalaan haween ka badan boqol kun.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Olole ka dhan ah Cancer-ka oo laga billaabay dowlad degaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG