Garissa —
Ololaha doorashada Kenya ayaa xowli ah uga socda dhulka Soomaaliya, iyada oo siyaasiyiinta Kenya ay shacab ka codsanayaan inay codeeyaa sagaalka bisha Agosto ee sanadkan.
Hogaamiyaasha ayaa weerraro afka ah isku qaadaya, halka degaannada qaar gacan ka hadal uu kadhashay.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Garisa kasoo diray wariyaheenna Mohamed Farah Shire.