Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov. 4, 2015

5
Bilicda dayr dhammaadka oo laga arko magaalada Alsace ee bariga dalka France.

6
Gawaari cusub oo Porsche ah oo yaalla bannaanka xarunta Porsche ee magaalada Leipzig ee bariga dalka Jarmalka. Mareykanka ayaa ogaaday in baabuurtaas iyo kuwa VW iyo Audi lagu xiray qalab qariya heerka qiica.

7
Dad ubaxyo baroor diiq ah dhigaya hareeraha Dvortsovaya ee magaalada St. Petersburg ee Ruushka, ayaga oo ka murugsan dadkii ku geeriyooday diyaaraddii ku dhacday dalka Jarmalka.