Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Nov.3, 2015
6
Milatariga Masar oo ku siqaya burburka diyaaraddii laga lahaa Russia ee ku dhacday magaalada Hassana ee dalka Masar.
7
Nin iyo geedo uu daboolay baraf oo laga dhex arko dooxada Louise ee gobolka Alberta ee dalka Canada, xilli ninka uu sawir nafsaani ah iska qaadayo.
9
Nin ku dabbaalanaya biyo baraf leh oo ah webiga Amur ee magaalada Heihe ee gobolka Heilongjiang ee dalka China.