Melbourne —
Dalalka ay xukumi jirtay boqoroaddii geeriyootay ee UK Queen Elizabeth waxaa ka mid ah dalka Australia, oo ay aheyd madaxa qaranka.
Haddaba Ibrahim Cumar Baafo ayaa sheekadan ka diyaariyey taariikhda iyo maamulka awoodeed ee Australia ay ku dhisan tahay iyo sida uu u shaqeeyo.