Isku xirrada

War Deg-Deg ah

NATO oo shalay u dabaal-dagtay sanadguuradii 75-aad


Gaashaanbuurta NATO ayaa maalintii shalay u dabaaldagtay sanadguuradii 75-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay 4-tii bishii April ee sanadkii 1949-kii. Wasiirada arrimaha dibarda ee dalalka ku bahoobay ururkan ayaa ku kulmay magaalada Brussels ee xarunta u ah NATO.

Sanadguuradan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu socdo dagaalka u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka, sidoo kalena uu jiro herdan xoogan oo ka dhex taagan dalalka xubnaha ka ah ururkan iyo wadamo kale oo Shiinuhu uu ka mid yahay.

Hadaba maxay ahayd ujeedadiii loo aasaasay gaashaanbuurtan NATO? Saamayn nooce ah ayay m, dhaqaalaha iyo siyaasada dunida ku leedahay? Waxa warbixintan ku eegaya Cabdi Xakiin Shirwac.

NATO oo shalay u dabaaldegtay sanadguuradii 75-aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG