Dakar —
Bassirou Diomaye Faye ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Senegal isagoo helay 54% codadkii la dhiibtay, marka loo eego natiijada ku meel gaarka ah, halka ninka ay sida weyn u loolameen Amadou Ba uu helay 35%.
Madaxa xafiiska VOA ee Nairobi Mariama Diallo oo ku sugan Dakar, ayaa soo dirtay warbixinta. Waxaa soo koobaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal