Cairo —
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Qadar tan iyo xiisaddii diblomaaysiyadeed ee sababtay in dalalka Khaliijka ay xiriirka u jaraan dalkaas, kadib markii uu casuumaad ka helay Amiir Tamim bin Hamad Al-Thani.
Faahfaahinta booqashadan waxaa Qaahira kasoo diray wariyaha VOAda Xuseen Cusmaan Saxnuuni.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
89