Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa looga hadlayaa shirka xisbiga Barwaaqo ee haya talada Itoobiya ee ka socda Jigjiga?


Abiy iyo Mustafe Omer
Abiy iyo Mustafe Omer

Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlada deegaanka Soomaalida waxaa ka socda shir ay leeyihiin guddiga fulinta ee xisbiga Barwaaqo, kaas oo socon doona mudo labo maalmood ah islamarkaana lagu wado in lagaga hadlo xaalada guud ee Itoobiya.

Waa shirkii ugu horeeyey ee guddidu ay ku yeeshaan deegaanka Soomaalida, iyadoo la rajaynayo inay kasoo baxaan go'aamo dhowr ah.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

XS
SM
MD
LG