Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay go'aanka Taalibaan ee waxbarashada gabdhaha?


Ururka Taalibaan ee ka taliya Afghanistan ayaa sheegay in culimada Muslimiinta ee dalkaasi ay kulmi doonaan si ay go'aan uga gaaraan dib u furitaanka iskuullada gabdhaha ka sareeya fasalka lixaad iyadoo uu sii kordhayo cadaadiska kooxda la saarayo si loogu ogolaado waxbarashada gabdhaha dalkaas.

Warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Taalibaan oo go'aan ka gaareysa waxbarashada gabdhaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG