Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu madaxweyne Mustafe ka yiri dilkii xildhibaan Juweeriya Subcis?


Mustafe Cagjar
Mustafe Cagjar

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar oo bartiisa Facebook -ga soo dhigay qoraal uu kaga jawaabayay rabshadihii xigay dilkii xildhibaan Juweeriya Subcis loogu geystay Garoonka Diuyaaradaha Jigjiga ayaa dibad-baxyada ay dadku dareenkooda ku cabbirayeen ku tilmaamay wax lagu diirsado.

Waxa uu sheegay inay dibadbaxyadan ka turjumayaan soo noolaanshaha damiirka shacabka deegaanka, isaga oo dhinaca kalena dadka isku soo baxay ku dhaliilay qaabka ay u wajaheen arrinta iyo sida ay uga falceliyeen.

Warbixin kooban oo ku aaddan qoraalka Cagjar waxaa innoo haya Wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas oo Jigjiga ku sugan.

Muxuu madaxweyne Mustafa Cumer ka yiri dilkii xildhibaanad Juweeriya?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:20 0:00

XS
SM
MD
LG