Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu madaxweyne Biden uga hadlay khudbaddii Warsaw?


Biden US Poland
Biden US Poland

Iyadoo wali ay sii raad qoyan tahay booqashadiisii lama filaanka aheyd ee Kyiv ayuu madaxweyne Joe Biden waxa uu khudbad ka jeediyey qasriga Royal Castle ee Warsow dalka Poland Talaadadii shaley.

Hadalkiisan oo uu ku xusaayey sanad guuradii koowaad ee fargelinta Ruushka, wuxuu ku sheegay sida ay Mareykanku u mideeyeen NATO iyo Reer Galbeedka si loo taageero Ukraine.

Wariyaha VOA ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan Warsow k soo dirty. Falastiin Axmed Iiman ayaa soo jeedineysa.

Muxuu madaxweyne Biden uga hadlay khudbaddii Warsaw?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG