Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Hamza Barre ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Nairobi?


Hamza Barre
Hamza Barre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo xalay magaalada Nairobi kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, ayaa uga warbixiyay xaaladaha guud ee dalka.

Xamza ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’antahay wax ka qabashada dhinacyada amniga, siyaasadda, dhameystirka dastuurka, iyo doorashooyinka.

Hadalka Rasisalwasaaraha waxaa soo dhoweeyay qaar kamid ah bulshadii uu xalay la hadlay kuwaasoo dhinacooda farriin iyo codsi u gudbiyay dowladda Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan kulankii Jaaliyadda Soomaalida iyo Raisalwasaaraha waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Warbixinga Khudbadda Ra'isul Wasaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG