London —
Boqorka cusub ee Boqortooyada Britain Charles III ayaa khudabadiisii ugu horreysay ee uu ka jeediyey muuqbaahiyaha qaranka Britain ku sheegay in uu dadweynaha ugu addeegi doono si daacad ah oo ixtiraam iyo kalgacayl ku jiro.
Warbxin ku saabsan maalinta ugu horreysa ee boqorka iyo wararkii ugu danbeeyey ee geeridii boqorada waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Facebook Forum