Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musuq-maasuq hareeyey nidaamka Bankiyada Nigeria


Hay’adda qaabilsan la-dagaalanka musuq-maasuqa ee Nigeria ayaa sheegtay in nidaamka bankiyada ee dalkaasi uu mas’uul ka yahay toddobaatan boqolkiiba, dembiyada maaliyadeed ama falalka wax-is-daba marinta la xidhiidha ee dalkaas laga sameeyo.

Guddiga Dambiyada Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ayaa qiimayntan sameeyeen intii lagu jiray shir-madaxeedkii bishii March.

Sannad kasta waxaa shacabka Nigeria ay soo sheegaan tobanaan kun oo kiis oo khiyaamo ah oo ay ku kaceen mas'uuliyiinta dalkaasi. Tusaale ahaan Sannadkii 2021, ku dhawaad 140,000 oo kiis ayaa la diiwaangeliyey. Guddida ayaa sheegaya inay ka shaqaynayaan sidii arrintan wax looga qaban lahaa.

Warbixin amuurtan ku saabsan waxaa innoo haya Timothy Obiezu, waxaana inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Musuq-maasuq hareeyey nidaamka Bankiyada Nigeria
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG