Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda magacaabista Noordin Haji ee agaasimaha sirdoonka Kenya


Haji
Haji

Madaxweyne Kenaya William Ruto oo is-bedello ku sameynaya hay'daha dowladda ayaa maanta u magacaabay Noordin Haji inuu noqdo agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NIS, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada Kenya.

Ruto ayaa sheegay in haddii Baarlamaanku uu meel mariyo magacaabistan in Nooradin Haji uu bedelayo Philip Kameru oo lagu wado inu noqdo howlgab, waxaana uu ahaa agaasimaha Sirdoonka Kenya tan iyo bishii September ee sannadkii 2014-kii.

Haddaba muhiimadda ay leedahay in Noordin loo magacaabo xilkan, waxaa soo diray weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Muhiimadda in Noordin Haji loo magacaabo agaasimaha sirdoonka Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG