Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda dadka asal ahaan kasoo jeeda Asia ee doorashada Mareykanka


Dadka Maraykan ah ee asalkoodu qaaradda Asia ka soo jeedo ayaa hadda ah cod-bixiyeyaasha ay tiradoodu ugu korriinka badan tahay, sida laga soo xigtay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew.

Sidaas darteed labada murashax ee xilka madaxtinimo ee Joe Biden iyo Donald Trump ayaa arrintaas il gaar ah ku haya.

Wariyaha VOA-da Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.

Muhiimadda dadka asal ahaan kasoo jeeda Asia ee doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG