Kyiv —
Muslimiinta Ukraine ayaa ku ducaysanaya guul iyo in dhulkoodu ka xuroobo duulaanka Ruushku uu ku qabsaday qaybo ka mid ah.
Mufti Said Ismahilov oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha ruuxiga ah ee Muslimiinta ee Ukraine, islamarkaana ah Muftiga muslimiinta dalkaasi ayaa mar hore go'aansaday inuu hakiyo shaqooyinkii la xidhiidhay waajibaadkiisa diimeed si ugu dagaalamo xoraynta dalkiisa.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee AP arrintan ka diyaarisay waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available