Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muddo intee le'eg ayey qaadan kartaa dacwadda Trump?


Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa maanta hor iman doona maxkamad ku taalla gobolka New York, halkaasi oo dacwado lagu soo oogi doono kuwaasi oo aan ilaa haatan rasmi ahaan loo shaacin.

Hase yeeshee khubaradu waxay leeyihiin sannado ayey qaadan doontaa inay dacwaddan soo geba-gebowdo oo ay gaarto waqti ka dambeeya sannadka 2024-ka oo Trump oo uu u ordayo inuu ka qaygalo doorashada madaxtinnimo ee dhici doonta.

Mascuud Farivar ayaa warbixintan VOA u diyaariyey, waa tan Sahra Ciidle Nuur.

Muddo intee le'eg ayey qaadan kartaa dacwadda Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:34 0:00

XS
SM
MD
LG