Dalka Britain waxaa aad looga qayliyay weerarada Mareykanka iyo Britain ee ka geysteen Yemen, iyadoo qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha Falastiin ay shalay banaan-bax ka dhigeen fagaare ka soo horjeeda saldhiga militariga ee Britain ay ku leedahay Quburusta raacsan Greece.
Hadaba weerarada cirka saameeyn intee la eg ayay ku yeelan karaan Britain, Xuutiyiintase malagaga adkaaan karaa?
Warbixintan waxaa London kasoo diray Cabdixaafid cawil Ismaciil.
Madal