Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Kenya oo sheegay inay sii wadi doonaan mudaaharaadyada ka dhanka ah dowladda Ruto

Willian Ruto and Raila Odinga
Willian Ruto and Raila Odinga

Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu hogaamiyo William Ruto.

Wariyaha VOAda Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan ku eegaysa waxa ka dhalan kara haddii mudaharaadyadu sii socdaan.

Warbixinta Mucaaradka Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

XS
SM
MD
LG