Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mo Farah oo sheegay in magaciisa runta aanu aheyn Mohamed Farah


Orodyahanka caanka ah ee Mo Faarax ayaa maqaal uu soo saaray Isniintii ku sheegay in si sharci darro ah, isaga oo carruur ah lagu geeyay dalka Britain isaga oo watay magaca ilmo kale si uu ugu shaqeeyo guriga ciddii kaxaysatay.

Mo Faarax oo warbaahinta BBC-da la hadlay ayaa sheegay in magaca Maxamed Faarax ay u bixisay haweeney isaga oo 9 jir ah, iyada ka dhoofisay Jabuuti una qaaday Britain.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee AFP arrintan ka diyaarisay waxaa faahfaahinaya Xuseen Barre.

Mo Farah oo sheegay in magaciisa runta aanu aheyn Mohamed Farah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG