Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Soomaali loo maxkamadeynayo musuq-maasuq baasaboor


Nin Soomaali-Maraykan ah ayaa hor yimid maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka toddobaadkan kaddib markii ay hay'adaha ammaanku ka soo qabteen garoonka diyaaradaha ee Minneapolis, xilli uu safar u ahaa waddanka Kenya.

Ninkan ayaa lagu soo eedeeyay inuu si musuq-maasuq ah ku samaystay baasaboor xilli ay baaritaanno ku socdeen mashruuc lagu taakuleeyo carruurta gobolka Minnesota intii ay socdeen xayiraadaha COVID-19.

Mashruuca Feeding Our Future ayaa ah mid ballaaran oo ay hay’adda dambi barista FBI ku waddo sida ay ku baxeen lacago malaayiin dollar ah oo loogu talogalay quudinta carruurta.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA Faarax Maxamed Cali.

Minnesota: Soomaali loo maxkamadeynayo musuq-maasuq baasaboor
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG