Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Maxaa loo beegsaday Cusmaan Cali oo ka bad-baaday isku day dil?


Cusmaan Cirro
Cusmaan Cirro

Cismaan Cali Axmed oo ka mid ah hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa ka badbaaday isku-day uu nin ku doonayay inuu gaari ku jiirsiiyo bannaanka hore ee masaajid ku yaalla Minnesota.

Booliska magaalada Minneapolis ayaa sheegay in ninkaasi oo lagu magacaabo James Suttles la soo qabtay oo uu xiran yahay. Haddaba, maxaa loo beegsday Cismaan Cirro, waana sidee haatan xaaladiisa caafimaad.

Weriyaha VOA Maxamuud Mascadde ayaa Cismaan Cirro ku booqday gurigiisa, lana yeeshay wareysigii u horreeyey ee uu warbaahin siiyo, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay wuxuu ka xasuusto sida uu shilkaasi u dhacay?

Minnesota: Muxuu salka ku hayaa isku daygii dil ee lala beegsaday Cusmaan Cirro?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG