Minneapolis —
Golaha deegaanka ee magaalada Menniapolis ayaa cod aqlabiyad ah ku meel-mariyay in dhamaan masaajidda magaaladaasi shanta salaadood cod sare laga addimo, iyada oo codka aadaankana dibadda laga maqlayo.
Culimada iyo Muslimiinta Minneapolis ayaan soo dhaweeyay go’aanka golaha deegaanka.
Arrimahaas ayuu weriyaheenna Minnesota ka wareystay Sheekh Cabdiraxmaan Shariif, Imaamka Masaajidka Daarulhijra oo ah masjidkii ugu horreeyay ee magaaladaasi ku yaalla oo aadaankiisa dibadda laga maqlo.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available