Washington —
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay qaadeen weerar “is-difaacid ah” galinkii dambe ee Axaddii shalay oo ka dhan ahaa gantaallada cruise-ka ee yaala dalka Yemen, aagga ay ka maamulaan dagaalyahannada Xuutiyiinta.
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in duqeymaha ay haleeleen afar gantaal oo kuwa lidka maraakiibta ah kuwaas oo la diyaarinayay in lagu rido maraakiibta ku sugan badda cas.
Warbixin ay qortay VOA waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal