Brussels —
Waxaa si weyn u korodhay miisanaiyadda difaaca ee qaaradda Yurub, iyadoo taasi loo aanaynayo dagaalka Ukraine iyo xiisadda Bariga Aasiya ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Shiinaha.
Daraasad la sameeyey ayaa muujineysa in kharashaadka milatari ee Yurub uu kor ugu kacay heerkii ugu sareeyay sanadka 2022.
Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee AFP waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.