Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Yurub oo hantidii laga xayiray Ruushka hub ugu iibinaya Ukraine

Midowga Yurub ayaa mabda’ ahaan isku raacay heshiis dhigaya in hantida laga xayiray Ruushka loo adeegsado hub loogu deeqayo Ukraine.

Xulafada Washington ayaa sidoo kale raba in Midowga Yurub uu horay ugu sii socdo arrintan, taasi oo sii kordhineysa xiisadda Brussels kala dhaxeysa Moscow.

Warbixintan waxaa soo diray Henry Ridgwell, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Midowga Yurub oo hantidii laga xayiray Ruushka hub ugu iibinaya Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG