Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydadka dhallinyaro Soomaali ah oo maanta lagu aasayo Greece


Allah ha u naxariistee dhallinyaro Soomaali ah oo ka baxay dalka Turkiga oo tahriib ku galay dalka Greece, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen ayaa maanta lagu aasayaa Jasiiradda Lespos ee dalka Greece.

Ciise Shiine Xaashi, oo ah suxufi ku nool dalka Turkiga ayaa VOA-da uga warramay dhallinyarada geeriyootay markii ay tahriibka u baxeen iyo sida loo xaqiijiyay geeridooda.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa ugu horayn waydiisay macluumaadka la xidhiidha geerida dhalinyarada.

Meydadka dhallinyaro Soomaali ah oo maanta lagu aasayo Greece
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

XS
SM
MD
LG