Mexico City —
Claudia Sheinbaum ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota dalka Mexico, kadib markii ay ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.
Ra’yi ururin ay sameysay xarunta Parametria ayaa muujineysa in Sheinbaum ay doorashada ka heli doonto codad dhan 56%. Sida ka muuqatay codadka ilaa iyo hadda la tiryay, murashaxa xisbiga mucaaridka Soojit Galvez ayaa heshay 30%.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre .
Madal