Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Melbourne: Astaanta qaranka Soomaalida oo la aqoonsaday


Soomaalida degan Melbourne Australia oo markii ugu horeysay astaantooda qaran iyo hindisahooda lagu daray darbi ay ku dhegsanyihiin astaamaha jaaliyadaha degan dalka Australia.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne kasoo diray wariyah VOA-da, Ibrahim Cumar Baafo.

Melbourne: Astaanta qaranka Soomaalida oo la aqoonsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

XS
SM
MD
LG