Darfur —
Dacwad oogaha guud ee Maxkamada Cambiyada Caalamiga ah ayaa Khamiistii sheegay in xafiiskiisu uu baarayo warbixinnayada sheegaya in 87 qof laga helay xabaalo wadareed ku yaalla gobolka Darfur ee ku yaala galbeedka dalka Sudan.
Warbixin ay arrintan ka diyaarisay VOA waxaa soo jeedinaya Cbdixakiin Shirwac.
Madal