Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin 37-ka dacwadood ee lagu soo eedeyey Trump?


Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii shalay hor tagay maxkamad federaali ah oo ku taalla magaalada Miami ee gobolka Florida, iyadoo lagu soo eedey 37 dacwadood.

Haddaba, maxay ahaayeen dacwadaha lagu soo oogay, xaqse ma u lahaa madaxweynihii hore inuu haysto documentiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Maraykanka kadib markii uu ka dagay xilka.

Caasho Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirta garyaqaan Amiin Haaruun oo ah qareen daggan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota si uu faah-faahin sharciyadeed uga bixiyo dacwadaha lagu soo oogay madaxweyihinii hore.

Maxay yihiin 37-ka dacwadood ee lagu soo eedeyey Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG