Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay sababta ay Kenya ciidamo ugu dirtay DR Congo?


Waxaa Sabtidii dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo gaaray qeybti koowaad ee ciidamo ka tirsan millatariga Kenya oo ka mid noqonaya ciidamo nabad ilaalin ah oo ay dalalka Afrika qaar u dirayaan dalkaasi dhaca bartamaha Afrika.

Arrintan ayaa si aad ah looga hadal hayaa Kenya.

Haddaba muxuu ka dhigan yahay go’aankaasi, su’aashi iyo kuwo kale ayuu Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed waydiiyay, Axmed Maxamed Mooge oo ah aqoonyahan ku sugan Nairobi oo ka faallooda arrimaha gobbolka Geeska Afrika.

Maxay tahay sababta ay Kenya ciidamo ugu dirtay DR Congo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG