Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaali badan ugu guuraysaa magaalada London Ontario ee Canada?


Magaalada London Ontario ee dalka Canada, waxaa lagu soo warramayaa in muddooyinkan dambe ay degayaan Soomaali ka timid meelo kala duwan, kuwaasoo qaarkood ka guuray magaalooyinka kale ee dalkaas.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa Axmed Yaxye Cali oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee muddada deggen magaaladaasi ka wareystay sababta keentay kororka Soomaalida iyo waxa ay ku wanaagsan tahay magaalada.

Maxay Soomaali badan ugu guuraysaa magaalada London Ontario ee Canada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG