War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay xilalka sare ee ay UK ka qabteen dadka laga tirada badan yahay?

Voting closes in Scottish National Party leadership ballot
Voting closes in Scottish National Party leadership ballot

Saddex maandaqad oo ka mid ah boqortooyada UK waxaa madax ka ah saddex mas’uul oo kasoo jeeda Jaaliyadaha laga tirada badan yahay ee dalkaasi ku nool.

Waxaa dheer caasimada Britain ee London oo iyana duqa magaaladu uu kasoo jeedaa jaaliyadahaas.

Haddaba, xilalka ay hayaan dadkan maxay uga dhigan yihiin dadka aan ahayn caddaanka ee laga tirada badan yahay ee reer Britain? siddee ayeyse u arkaan bulshada loogu yimi mandaqadan?

Warbxin gaar ah oo ku saabsan arrintaas waxaa magaalada Glasgow ee mandaqada Scotland nooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Maxay ka dhigan tahay xilalka sare ee ay UK ka qabteen dadka laga tirada badan yahay?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG