Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay qabsashada militariga Sudan ee Wad Madani?


Ciidanka militariga ee dowladda ayaa ku guuleystay inay qabsadaan magaalada Wad Madani, caasimadda gobolka Al-Jazirah, taasi oo muddo ka badan sannad gacanta ugu jirtay Xoogagga Taageerada Degdegga ah (RSF).

Gobolkan ayaa ah gobol muhiim ah, isla markaana ah gobolka labaad ee ugu dadka badan dalka Sudan.

Faahfaahinta arrintan ayuu Xuseen Barre waxa uu ka waraystay Jaamac Faarax oo ka faallooda arrimaha siyaasadda kuna sugan dalka Jabuuti.

Maxay ka dhigan tahay qabsashada militariga Sudan ee Wad Madani?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG