Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay kordhinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya?


Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, muddo ku eg illaa 15-ka November 2023, markaasi oo mar kale dib u eegis lagu sameyn doono.

Arrintan ayaa waxaa ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab ay tahay koox argagaxiso ah oo weli si dhab ah u carqaladeyneysa nabadda iyo xasilloonida gobolka.

Haddaba waxa uu go’aankan ka dhigan yahay waxaa warbixintan ku eegaya Cabdicasiis Axmed Barrow.

Maxay ka dhigan tahay kordhinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00

XS
SM
MD
LG