Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay booqashada Ruto ee Aqalka Cad?


Madaxweynaha Kenya William Ruto oo booqasho rasmi ah ku jooga Maraykanka ayaa berri uu Aqalka Cad kusoo dhowayn doonaa madaxweyne Joe Biden.

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa saddex sababood saldhig uga dhigay martiqaadka loo fidiyey Ruto kuwaasi oo ay ka mid yihiin in lasoo afjatro mudod 16 sano ah oo hoggaamiye Afrikaan ah aan si rasmi ah loogu casuumin Aqalka Cad, mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo tan ugu muhiimsan oo ah go’aankii dhowaan Kenya ku gaadhay inay kun askari u dirto dalka Haiti, ciidnakii ugu horreeyey ee Kenya ka socdana toddobaadkan ayey gaarayana waddankaasi.

Maxay ka dhigan tahay booqashada Ruto ee Aqalka Cad?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

Haddaba martiqaadka madaxweynaha Kenya ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraysatay Rooble Garaad oo ka faallooda arrimaha Kenya iyo diblomaasiyadda.

Madal

XS
SM
MD
LG