Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay hadda qabtaan ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Waaheen?


Suuqa Waaheen ee gubtay
Suuqa Waaheen ee gubtay

Dhawaan ayaa lagu wadaa in dib loo furo Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaasi oo gubtay muddo hadda laga joogo laba sano ka hor.

Qaar ka mid ah ganacsatadii ku hanti beeshay suuqa ayaa dib ganacigoodii uga billaabay meelo aanan ka fogeyn suuqa, halka kuwo kalana ay ganacsigooda u wareejiyeen dhinaca online-ka.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Cabdifatax Axmed Aw-Maxmuud. Khadar Cakulle ayuu Hargeysa ugu warramay.

Maxay hadda qabtaan ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Waaheen?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG