Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ganacsatada diyaaraduhu ka yiraahdeen heshiiskii Soomaaliya iyo IATA?


Shirkadaha ka shaqeeya diyaaraha Soomaaliya oo ka hadlay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay dhowaan magaalada Nairobi kuwada galeen Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA) ayaa sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid faa’ido badan u leh ganacsiga dhanka diyaayaradaha ee Soomaaliya, iyagoo soo dhaweeyay heshiiskaasi.

Hadaba, Mursal Maxamed Cabdi oo ah gudoomiyaha Midowga Wakiilada safarka iyo Dalxiiska Soomaaliya ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaanno SATA oo ka qeybgalay shirkii heshiiska ee Nairobi ayaa u warramay Wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed.

Maxay ganacsatada diyaaraduhu ka yiraahdeen heshiiskii Soomaaliya iyo IATA.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG