War Deg-Deg ah

Maxaa laga filayaa ra’iisul wasaare Rishi Sunak?

Rishi Sunak ayaa khudbaddiisii ugu horreysay jeediyey isagoo ah Raʼiisal Wasaaraha Britain galinkii dambe ee shalay, wuxuuna isla shalay soo dhisay xukuumad cusub.

Suank ayaa carabka ku adkeeyay inuu hagaajin doono dhaqaalaha dalka, kuna hoggaamin doono dalka hufnaan.

Haddaba maxaa laga filan karaa Sunak iyo Xukuumadiisa cusub. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Maxaa laga filayaa ra’iisul wasaare Rishi Sunak?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG