Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii ganacsiga ee Mareykanka iyo Afrika?


Magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka waxaa lagu soo gabagabeeyey shirkii 16-aad ee ganacsiga Maraykanka iyo Africa, kaasi oo sanadkan diirada lagu saaray iskaashiga guusha wax ku oolka ah.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxweynayaal ka socday qaarada Africa, Saraakiil sarsare oo ka socday dawladda Maraykanka oo ay hogaaminayso wakiilka dawlada Maraykanka ee qaramada midoobay Linda Thomas Greenfield iyo maalgashaddayaal caalami ah.

Dadka sanadkan ka qaybgalay shirkan waxa ka mid ah Xildhibaan Siciid Jaamac Cali oo kamid ah golaha deegaanka magaalada Hargeisa, Waxaana uu Abdihakin Shirwac uga waramay shirkan, ugu horeyna waxa uu faahfaahinayaa qodobadii lagaga wadahadlay intii uu socday.

US AFRICA BUSINESS SUMMIT
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG