Washington —
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in la hakiyo ku dhawaad dhammaan deeqaha horumarineed ee dibadda muddo saddex bilood ah, inta dib u eegis lagu sameynayo si loo qiimeeyo waxa waafaqaya siyaasaddiisa "America First".
Ururrada gargaarka caalamiga ah iyo hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ka digaya in go’aankan uu halis gelin doono nolosha dad aan la koobi karin oo dunida ku nool.
Wariyaha VOA-da Anita Powell ayaa warbixintan ka soo dirtay Aqalka Cad. Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.
Madal