Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka cusub weerarkii ay mintidiinta ku qaaden caasimadda Mali?


Mintidiin islaami ah ayaa weerar ku qaaday xero lagu tababaro ciidamada oo ku taal caasimada dalka Mali ee Bamako.

Saraakiil ayaa sheegay in taasi ay dhalisay is-rasaaseeyn dhimasho iyo dhaawac sababtay iyadoo si ku meel gaar ah loo xiray garoon diyaaradeed oo halkaasi ka ag-dhawaa ka hor inta aysan ciidamada u suurta gelin in ay ka adkadaan raggii weerarka soo qaaday.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxa inoo soo koobaya Ibrahim Hassan Daandurey.

Maxaa ka cusub weerarkii ay mintidiinta ku qaaden caasimadda Mali?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG