Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Itoobiya shaqada uga joojisay shirkaddii shidaalka ka sahmineysay gobolka Soomaalida?


Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka Itoobiya ayaa muddo hadda laga joogo hal todobaad ku dhawaaqday in ay joojisay heshiiskii shidaal baarista ee ay kula jirtay shirkadda Poly GCL oo ah shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.

Meelaha ay shidakaddani sahminta iyo qodista shidaalka ka wadday waxaa ka mid ahaa dhulka Soomaalida ee Itoobiya.

Haddaba maxay tahay sababta shaqada looga joojiyay? su’aalahaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu weydiyay Dr. Rashid Sheekh Qasim oo ah hormuudka kulliyadda Petroleum Engineering ee Jaamacadda Jigjiga.

Maxaa Itoobiya shaqada uga joojisay shirkaddii shidaalka ka sahmineysay gobolka Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG