Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masjidka Dacwa ee Soomaalida Minnesota oo weerar lagu qaaday


Wararka naga soo gaaraya gobolka Minnesota ayaa sheegaya in weerar looga shakisanyahay ‘Islaam Naceyb’ loo geystay mid ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada.

Wariyaha VOA-da Maxamed Cabdi Xasan Sandhere ayaa arrintan ka wareystay SHeekh Xasan Cali Maxamuud (Xasan Jiimici) oo ah imaamka Masjidka.

Masjidka Dacwa ee Soomaalida Minnesota oo weerar lagu qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG